Listen

Description

Qaybtan waxaynu kaga waramayna isbadalka iyo sida uu nolosheena ugu imaado isagoon inala tashanayn sida aad isku badali karto maxaa keena isbadalka iyo qodobo kale hadaan guga kuu kordhaa gabow mooyee ku tarin garaad iyo waayo arag ilayn wax ma dhaantid geed aun gaariye