Listen

Description

waa mid ka mida raga aan asxaabatyda ugu jecahay dr ibraahim maxamed ibraahim waxan jecalahay in aan wakhti la qaato 

waxaynu ka waraysanaynay warwarka iyo xidhiidhka ka dhexeeya baraha bulshada 

iyo saamaynta uu ku leeyahay dhalinyarta iyo xalka ugu dhaw ee lagu xalin karo 

abdikhaik aydiid