Barnaamijkan waxaa soo qabanqaabisay SGEM Club (Clubhouse).
Waxa aan uga doodaynaa "Ma loo baahan yahay in la sii wado ololaha 30%+?
Waa barnaamij si daahfuran loo ra`yi wadaagayo. Fadlan fikirkaaga na la wadaag oo qoraal noogu soo dir kulmiso18@gmail.com