Listen

Description

24. Oktoobar 2018 - London! Waxay ahayd habeen farxad iyo yididiilo oo taariikhda galay. Waxaa isugu yimid haldoorki Soomaalida, Hal-Abuuro, Abwaanno, Qalinlay, Warbaahiyayaal, Jilayaal, Sammafalleyaal & Halgamayaal ah Ruugcaddaa.