Listen

Description

Barnaamijkii TIX iyo TIRAAB waa uu isku baaxad batay. Sidaa darteed waxaa la go`aamiyay in la kala reebo oo sabtina TIX laga dhigo, sabtina TIRAAB laga dhigo. Sabtidan waxaa la doortay TIraab. Martida: 2. may 2021

Qoraayada kala ah.

Saciid Jaamac Xuseen

Ifraax Ciyoow

Ibraahim Aw-Hassan Ismaaciil (Waberi)