Listen

Description

KULANKA JIMCAHA waa barnaamij ay Jamaacada Al saadicuun Bil Xaq uga tala galeen inay uga jawaaban iswaydiimaha ka yimid dadka la fal galay barnaamijyada ay soo badhigeen, kulanka caawa waxaa looga jawaabayaa su`aasha ah "ma kaligiin baa muslimiin ah?". Waxaa ay ku qeexeen Islaanimada iyo hoggaansankaas. Waxay dadka ugu yeereen inay ALLAH SWT kaligii caabudaan, Kuna galoobaan Daaquudka, sidii had iyo goor nabiyada ay dadka ugu yeeri jireen. waxaa qurshaheena yahay inaa caddeeyno arrimaha caqiidada ee ka dahsoon dadka maanta joogo. Habeen walba oo Jimca ah kala soco baraha bulshada. Dhageysi wacan!

#Al_Saadicuun_Bil_Xaq#Kulanka_Jimcaha