KULANKA JIMCAHA (Xiliga 2aad) Xalaqada 10aad
Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa sababaha keenay jabka dhanka ruuxda ama nafsiga ah ee ku yimid umadda, kadibne saameeyey qeybaha kala duwan ee noloshooda.
Faahfaahinta arrintaas waxaad kaga bogan doontaan kulanka caawa.
Dhagaysi wacan!
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha