Listen

Description

KULANKA JIMCAHA (Xiliga 2aad) Xalaqada 20 aad

Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa qaababkii iyo noocyadii weererar kii maldahanaa ee maskaxeed (الغزو الفكري) ee lagu soo qaaday diinta
islaamka.

Faahfaahinta arrintaas waxaad kaga bogan doontaan kulanka caawa.
#Kulanka_Jimcaha​
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq​
#The_Proclaimers_of_the_Truth​
#جماعة_الصادعون_بالحق​
Dhagaysi wacan