Listen

Description

Xalqadaan waxaa lagu soo gabagabeeyay tixanihii dheeraa ee Kulanka Jimcaha xilligii 2aad oo lagu soo falanqeeyay umaddii muslimka ahayd markii ay ku toosnayd islaamkeeda siday ahayd iyo markay ka tagtay diinteedii siduu ku dambeeyay xaalkeedu.  Waxaa lagu soo aruuriyay xalaqadaan arrimaha muhiimka ah oo laga qaadan karo ama looga soo hadlay tixanahaas. #Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق