Xalaqadii tan ka horraysay waxaa looga soo hadlay sidii ay saxaabadu u fahmeen cibaadada iyo sidii ay noloshooda qaybaheeda kala duwan ugu dabbaqeen. Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida facyaasha danbe u fahmeen macnaha cibaadada si loo muujiyo farqiga ballaaran ee u dhexeeya fahamkii saxaabada iyo fahamka facyaashan danbe.
#Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق