Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in dadka manta dunida ku nool ay ka fogaadeen ku dhaqanka diinta islaamka. Waxaa looga jawaabayaa Su'aalaha kala ah: Maxey tahay sababaha keenay ka fogaanshahaas diinta allaah. ? Maxey tahay saameeynta ay yeelatay in la soo koobay diinta, Maxey tahay saameeynta oo ku yeeshay Fikrka Irjaaiga ah ( الفكر الإرجائي) bulshooyinka ku nool dunida islaamka?, Maxey tahay saameeynta oo yeesha Duulaan Maskaxeedkii (الغزو الفكري) ay soo qaadeen cadawga diinta? Su'aalahaas iyo kuwa kaleba waxaad kaga bogan doontaan kulanka caawa.
#Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق