Listen

Description

Waa tixane cusub ee kulankii Jimcaha xilligii afaraad oo Jamaacada Al-Saadicuun idinla wadaagayso, kuna soo gudbineyso xaiiqada Islaamka ugu weyn, uguna muhiimsan; xaqiiqada Ilaahnimada. 

Xalaqadan waxaa looga hadlayaa manhajka Quráanku marka uu Allaah dadka barayo xagee ayuu ka bilaabaa, xagee ayuuna dadka u celiyaa si ay xaqiiqadaan ugula kulmaan si sax oo hubanti leh.  

#Kulanka_Jimcaha 

#Al_Saadicuun_Bil_Xaq

www.sdahaqq.com/so 

#the_Proclaimers_of_the_Truth