Listen

Description

Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida manhajka Qur'aanku dadka ugu soo bandhigayo xaqiiqada Ilaahnimada isago oo dadka ku soo jeedinaya raadka iyo falsamaanta Allaah ee ka muuqaneysa kownka, nolosha iyo maamulidda waxa ka dhex dhacaya kownka, kuna dhacaya dadka noloshooda, iyada oo laga tilmaami doono majaalaad kala duwan.  

#Kulanka_Jimcaha 

#Al_Sadicuun_Bil_Xaq 

#Daawasho_Wacan