Barnaamijkaan waxaa looga hadlayaa Allaah SWT wuxuu bini'aadama u abuuray taas oo ah in ay caabudaan asaga kaligiis cibaado dhameystiran. Qodobkaas iyo Qodobo kale oo xiriir la leh kalimada tawxiidka ayaad uga bogan kartaan barnaamijka.
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#جماعة_الصادعون_بالحق