Listen

Description

"Sidaan ku Haleelay Hanuunka" ama "هكذا اهتديت" Waa barnaamij aan ku waraysanayno xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq sida ay ku soo haleeleen hanuunka. Xalaqadaan waxaa marti ku ah Eng.Maxamed Maxamuud Samatar Xalaqada 10aad