Listen

Description

"Sidaan ku Haleelay Hanuunka" Waa barnaamij aan ku waraysanayno xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq sida ay ku soo haleeleen hanuunka. Xalaqadaan waxaa marti ku ah Ustaad Maxamed Cali Mire (Najiib).
Xalaqada 1aad