Waa xalaqo gaar ah oo lagu soo afmeerayo taxanihii noo socday bisha ramadaan ee (Sidaan ku haleelay hanuunka).
Waxay soo koobaysaa macnaha guud ee nooga soo baxay waraysiyadii aan la yeelannay xubnihii ka tirsanaa jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ee halkan laga sii daayay.
Waa xalaqo aad u xiisa badan ee ha moogaan