#Sidaan_Ku_Sadcinay ama "الطَّريقُ إلى الصَّدعِ" waa barnaamij taxane ah oo lagu wareysanayo xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.
Waxaa barnaamijka loogu kuurgaliyaa geedi-socodka iyo sooyaalka jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq bilowgeedii ilaa ay sadcisay.
Xalaqada caawa waxay qeyb ka tahay xalaqaad lagu wareystay Dr. Yuusuf Axmed Hiraabe (رحمة الله عليه)
Dhagaysi Wacan!
Sdahaqq.com/so
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq