Listen

Description

#Sidaan_Ku_Sadcinay ama "الطَّريقُ إلى الصَّدعِ" waa barnaamij taxane ah oo lagu wareysanayo xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.

Waxaa barnaamijka loogu kuurgaliyaa geedi-socodka iyo sooyaalka jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq. bilowgeedii ilaa ay sadcisay.

Caawa waxaa barnaamijka marti noogu ah Dr. Ibrahim Xasan Barqadle.

Dhagaysi Wacan!

Sdahaqq.com/so

#Al_Saadicuun_Bil_Xaq