#Sidaan_Ku_Sadcinay ama "الطَّريقُ إلى الصَّدعِ" waa barnaamij taxane ah oo lagu wareysanayo xubno ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.
Waxaa barnaamijka loogu kuurgaliyaa geedi-socodka iyo sooyaalka jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq bilowgeedii ilaa ay sadcisay.
Caawa waxaa barnaamijka marti noogu ah Sh. Mohamed Ali Mire
Dhagaysi Wacan!
Sdahaqq.com/so
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq