"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "هكذا_ تربيت#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.
Caawa waxaa marti noogu ah Ibrahim Mire