Listen

Description

"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "هكذا_ تربيت#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq. 

Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah. 

Caawa waxaa marti noogu ah Bashir Sheekh Cabdisalaam Ciise