Listen

Description

Waa barnaamij ay Jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan 1442.  Barnaamijkaas oo looga hadlayo sida aan Allah uga baran karno nolosheena waxaa caawa barnamijka marti inoogu ah Eng. Maxamed Abdurahman.  

#ذلكم_الله_ربي #Al_Saadicuun_Bil_Xaq

#The_Proclaimers_of_the_Truth

#جماعة_الصادعون_بالحق