Waa barnaamij ay Jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan 1442. Barnaamijkaas oo looga hadlayo sida aan Allah uga baran karno nolosheena waxaa caawa barnamijka marti inoogu ah Eng.C/xakiim C/llaahi Shiikhdoon .