Waa barnaamij ay Jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq
idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan 1442. Barnaamijkaas oo looga hadlayo sida aan Allah uga baran karno nolosheena waxaa caawa barnamijka marti inoogu ah Dr. C/Qadir Diiriye . #ذلكم_الله_ربي
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
. #The_Proclaimers_of_the_Truth
#جماعة_الصادعون_بالحق