Listen

Description

Waa barnaamij ay Jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan 1442. Barnaamijkaas oo looga hadlayo sida aan Allah uga baran karno nolosheena waxaa caawa barnamijka marti inoogu ah Eng. Axmed Macalin Yuusuf.

 #ذلكم_الله_ربي #Al_Saadicuun_Bil_Xaq. #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق