ذلكم الله ربي
#Xalaqada_30aad
Waa barnaamij ay Jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan 1442.
Barnaamijkaas oo looga hadlayo sida aan Allah uga baran karno nolosheena waxaa caawa barnamijka marti inoogu ah Xuseen Daahir Afrax.
#ذلكم_الله_ربي
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq.
#The_Proclaimers_of_the_Truth
#جماعة_الصادعون_بالحق