Asc Walal Mel walbo oo ad dunida kajogtan kusodhawada Ila nafis podcast, halkan waxan idin kula wadagi dona qisoyin dhinacyo Badan tabanayo ayna nala so wadagen taxanayasha barnamijka. Waxa idin sogud bin dono anigo Walal Deen Ahmad.