Listen

Description

Barnaamijka Sahanka

Barnaamijka Sahanka oo noqon doono mid todobaadla ah ayaan ku falanqeyn doonaa hadba wixii aan u aragno in uu bulshada kusoo kordhin karo.

Todobaadkaan waxan ku eegi doonaa dhalinyarada iyo waqtiyadda ay ku qaataan jimicsiga ama jir dhiska.

Barnaamijka maanta waxaa si wada jir ah idin kugu soo gudbin doono anigoo ah Mohamed Ibrahim Ayaanle iyo Samiir Khadar oo dhanka teleefoonka aan ku falanqeyn doono.

Barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka.

Nala wadaag barnaamijkaan:

E-mail: Ayaanle19@gmail.com

Waxaad ka dhageysan kartaa podka goobaha laga dhageysto

Anchor

https://anchor.fm/mohamed-ayaanle

Spotify

https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO

Apple Podcasts

https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4

Breaker

https://www.breaker.audio/isomalinews

Google Podcasts

https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz

Pocket Casts

https://pca.st/8hi99g8g

RadioPublic

https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo