Listen

Description

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xarummaha daryeelka cudurrada dhimirka dhallaanka ee magacooda loo soo gaabiyo BuP oo dhaleeceeyn loo soo jeediyey.

Hab maandoorin cusub oo ay dhallinyaradu isticmaasho ayey dakhaatiirtu ka digeyaan.

Asbuuca soo socda gudihiisa ayaa ku beegan maalinta caalamiga ee luuqadda hooyo.