Listen

Description

Qaybta 6-aad waxaan kaga hadlaynaa "Haddii aan nala xasuusin, xasuusan mayno" ๐Ÿค”๐Ÿ’ญ. Qaybtan, waxaan falanqeyn doonaa labo sababood oo muhiim ah oo ay tahay in aan u qorno fikradaha iyo xusuusta ๐Ÿ“šโœ๏ธ. Sidoo kale, waxaan ku qaadaa dhigaynaa labo tusaale oo shaqsi ah oo na tusinaya in aan wax ilowno, balse Allah iloobin, iyo sida dhiirigalin ugu jirto waxa aan horay u qornay ๐ŸŒŸ๐Ÿ“. Dhagaysi wacan! ๐ŸŽงโœจ