Listen

Description

                      Bismilaah;

Ma ogtahay in 90 maalmood oo kaliya aad ku beddeli karto maskaxdaada, jirkaaga, iyo ruuxdaada? 🎯

Qaybtan waxaan ku qaadaa dhigaynaa: 
🧠 Hal wax oo maskaxdaada kobcinaya
💪 Hal ficil oo jirkaaga xoojinaya
🕊️ Hal tallaabo oo ruuxaaga sare u qaadaysa

✨ Haddii aad rabto in 90-ka maalmood ee foodda inagu soo haya ay noqdaan kuwii ugu qiimaha badnaa,  halkii saxda ahayd ayaad timid!

Dhagaysi wacan! 🎧