Listen

Description

Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β Bismilaah;

Marti Gaara! πŸŽ™οΈ

Xalqadan cusub ee Ramadaanka, waxaan la fariisannay marti gaar ah: Shamso iyo Fatush! πŸŒ™βœ¨ Waxaan si qoto dheer uga hadalnay sida loogu diyaargaroobo bishan barakaysan, muhiimadda barashada Ilaahay πŸ•Œ, iyo sida ducadu uga dhigan tahay furaha barakada iyo dhabta nolosha 🀲. Waa sheeko xiiso leh, oo qoto dheer oo ka buuxaan talooyin qiimo badan – ha moogaanin! πŸŽ§πŸ’‘