Listen

Description

                              Bismilaah; 

🎙️ Season 4 Trailer;

Waa waqtigii aan dib u xusuusanlahyn wixii aan qornay, aan sharafno qaybaha wanaagsan ee na sameeyey, iyo aan geesinimo u yeelanno inaan dib u qorno wixii aan noo adeegayn. 🌍✨
Dhaqanku waa awood, wuu na qaabeeyaa, laakiin waa aan anagu Qorno.  🪔📜
Hadda qalin adiga ayuu gacantaada ku jira. Maxaad u gudbin doontaa carruurta iyo jiilasha soo socda? 🕊️💛

Ku soo dhawaaw season-ka 4.aad iyo Dhugatayee maxaad dhigi!