Mucaaradka Isra'il oo dalbanaya in raaisul wasaare Natinyaaho is casilo. Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ugu baaqay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu inuu si degdeg ah xilka isaga dago.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.