Dhul gariir lagu qiyaasey 7.5 oo ku dhuftey koonfurta Filibiin, iyadoo keentey in la soo saaro amaro lagu daad gureynayo dadyawga. Digniino kala duwan oo gaadhaya Jaban iyo Filibiin ayaa ka digaya in la kuloomeysto sidoo kale baqdin duufaano iyo fatahaadyo ay jirto.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.