Xidhiidhak Jarmalka iyo Turkiga ayaa aan aheyn mid fiican badana.Dhinaca kale, jaaliyada ugu badan ee Turkiga ayaa ku nool dalka Jarmani imika labada dal ayaa kala taageeraya Xamas iyo Isra'il. Labada hogaamiye ayaa kulmey maalintii shalay.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.