Dagaalka mooryaanta iyo Talyaaniga oo wali socda. Maalintii Isniinta waxa la xukumey in ka badan 300 oo eedeysane, Kuwaas oo lagu helay danbiyo kala duwan. Eedeysanayaasha waxa ku jira madax sare oo Talyaani ah.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.