24 saacadood oo la soo dhaafey tirada dad ee ku dhintay gudaha Qasa ayaa kor u kacay. dadyawga dagan deegaanada Khan Yoonis ayaa iyagana laga dalbadey iney ka guuraan oo banaayaan iyadoo ay sheegtey Isra’il iney tahey goob dagaal. dhinaca kalana wali waxa sii socda xidhida iyo cabadhinta dadyawga dagan Daanta-Galbeed ee la haysto.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.