Listen

Description

Fariin ii reeb :)

Xalqadan koobaad  waxaan kaga hadli doonaa noocyada xidhiidhada nolosha loo qaybiyo iyo kuwa u muhiimsan.  Waxaan ugu talo galay in ay xalqadani noqoto bar bilowga kobcinta wacyigaaga ama  habfikirkaaga dhinaca xidhiihdada. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp