Listen

Description

Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa  calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo.  

--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

Ka falceli xilqaddan 😊