Listen

Description

Xalqadan waxaan idinkula wadaagay depressionka waxa uu yahay, calaamadihiisa,dawooyinkiisa ugu dambayna waxan idin la wadaagay depression ka markii uu igu dhacaysida ay ahayd.

Dhagaysi wacanÂ