Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno.Dhagaysi wacanSocial media
Youtube : Wehel podcast