Listen

Description

Kadib markii Yurubiyaanku qabsadeen Australia, caruurta Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ayaa si dawladaysan looga qaadayay qoysaskooda iyadoo lagu qasbayo in caruurtaas ay koriyaan bulshada aan indijinooska ahayn.