Xoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.