podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
MOHAMED AYAANLE
Shows
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Hussein "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15-1
Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu. Available listening platforms Podcast AnchorAvailable listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz
2020-10-05
00 min
Talk2Me - Ila hadal
Ayan Goobe "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 15
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay. Available listening platforms Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Social media contacts: Facebook.com/MohamedAyaanle2
2020-09-25
30 min
Talk2Me - Ila hadal
Hassan-Kafi Halane "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 14
Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts...
2020-09-18
43 min
Talk2Me - Ila hadal
Zakarie Hussien "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 13
Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeynay iyo wixii ugu yaabka badnaa. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/talk2me-ila-hadal/id1483178280 Google Podcasts https://www.google.com...
2020-09-11
40 min
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Hasaan Beesaani "waxaan usoo joogay"#Season 1, Episode 12
Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay. Beesaani ayaa soo arkay dhacdooyin aad u xanuun badan markii uu maalin maalmaha ka mid si uu u guto shaqadiisa la kulmay dhacdo aad u xanuun badan. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us...
2020-09-07
31 min
Talk2Me - Ila hadal
Abdikadir Ahmed "waxaan usoo joogay" #season 1, Episode 11
Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh kala kulmay markii uu ku dhacay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews...
2020-09-04
35 min
Talk2Me - Ila hadal
Abukar Omarson ”Waxaan usoo joogay” #Season 1, Episode 10
Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiiska wasiirka shaqada ee dalkaan Sweden. Abukar ayaa nala wadaagaya wixii usoo joogay intii uu dalkaan bilowgii waxbarashadiisa ilaa uu xafiis dowladeed ka shaqeeyay. Labo sano ka hor ayuu Somalia kasoo shaqeeyay Abuukar isgoona nala wadaagi doono wixii uu kusoo arkay. Dhamaadka barnaamijka ayuu sidoo kale Abuukar kaga sheekeyn doonaa rajooyinka mustaqbalka dhow u muuqdo. Available listening platforms
2020-08-29
46 min
Talk2Me - Ila hadal
Mohamed Nuur "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 9
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden. Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalkaan marka ay timaado Soomaalida. Ka bogo wixii uusoo joogay gaar ahaan Podcast-ga waxaan ku eegeynaa dhanka waxbarashada, siyaasada gaar ahaan soomaalida dalkaan Sweden ku sugan. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO
2020-08-27
44 min
Talk2Me - Ila hadal
AhmedNor Ugas "Waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 8
Barnaamijka ”waxaan usoo joogay” waxaa todobaadkaan ila falanqeyn doono wariye Ahmed Noor Ugas oo ah wariye wax badan kala socda arimaha siyaasada soomaaliyo iyo mareekanka ee uu haatan ku noolyahay. Wariye Ahmed Noor ayaa isbarbar dhig ku sameyn doona doorashooyinka dhawaan lagu wado in ay ka kala dhacaan dalka soomaaliya iyo mareekanka. Sidoo kale barnaamijka isagoo dhageysi ah waxaad ka heli kartaa Spotify iyo guud ahaan goobaha laga dhageysto podcast. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yK...
2020-08-24
44 min
Talk2Me - Ila hadal
Aisha AH. Abdille "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 7
Todobaadkaan barnaamija "waxaan usoo joogay" waxaa iigu marti ah Aisha AH. Abdille oo arimaha siyaasada soomaaliya aad ula socotay. Aisha waxey kusoo kortay dalka Kenya aadna ugu xiran arimaha dalka Soomaaliya. Aisha Abdille waxa ay rajeyneysaa in saameyn waxtara leh ah ku yeelato siyaasada soomaaliya mustaqbalka soo socodo. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
2020-08-20
30 min
Talk2Me - Ila hadal
Yoonis Khaliif "waxaan usoo joogay" #Season 1, Episode 6
Yoonis Khaliif oo ah siyaasada kana shaqeeya arimaha bulshada ayaa todobaadkaan marti iigu ah barnaamijka waxaan usoo joogay isagoo taariikh guud ka bixin doono siyaasadihii soo guur guuray wixii ka danbeeyay markii uu dalka galay xaalad dagaal ilaa mid haatan uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Farmaajo. Podcast-ga ayuu ku sheegi doono. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
2020-08-17
37 min
Talk2Me - Ila hadal
Hodan Toosh "Waxaan usoo joogay" Season 1, Episode 5
Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada soomaalida ay ku badanyihiin ee dalkaan Swden ee loo yaqaano Rinkeby. Hodan waxa ay ila wadaagtay arimo badan oo ay usoo joogtay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4...
2020-08-14
38 min
Talk2Me - Ila hadal
Wariye AbdiFatah Hassan - Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 4
Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0...
2020-08-13
28 min
Talk2Me - Ila hadal
Wariye Ahmed Laqaaye- Waxaan usoo joogay #Season 1, Episode 3
Barnaamijka waxaan usoo joogay Wariye Ahmed Laqaaye iyo sooyoolkiisa shaqada saxaafada laga soo bilaabo Mombasa ilaa Mogadishu. Wariye Ahmed Laqaaye oo aan mudo dheer is naqaano ayaa caawa marti iigu ah Podcast Talk2Me. Available listening platforms Podcast Youttube: https://youtu.be/fwuujRScatI Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews...
2020-08-07
33 min
Talk2Me - Ila hadal
Ismail Ali - “Waxaan usoo joogay # S1-Episode 3
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ismail Ali oo ah muwaadin arimha bulshada aad uga shaqeeyo oo ku nool dalkaan Sweden. Waxaan usoo joogay waa barnaamij aan dooneyno inana ku aruurino dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa gaar ahaan Soomaalida ku nool dibadaha. Barnaamijka sidoo kale isagoo dhageysi ah waxaad ka heli kartaan dhamaan goobaha lagu dhageysto podcast-yada. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple...
2020-08-07
50 min
Wardoon Podcast
REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007
Comment-yadii ugu qosolka badnaa ee aan aragno waa qodobka todobaadkaan aan ku lafa guri doono barnaamijka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms ---- Podcast ---
2020-08-04
16 min
Wardoon Podcast
Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005
Waxaan todobaadka barnaamijka uga hadli doonaa cod sir ah oo laga duubay Shiine Culay oo baad weydiisay ganacsade Soomaali ah. Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms
2020-07-17
17 min
Wardoon Podcast
Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4
Waxbarasho lacag ma ku bixin laheyd? Falanqeynta todobaadkaan ayaa ah su'aashaas waxaana is barbar dhig ku sameyn doonaa waxbarashada dalkii iyo mid taala wadamada reer galbeedka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan...
2020-07-17
25 min
Wardoon Podcast
Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa qaabka fog ee waalidka la isugu yahay. waxaa dhanka taleefoonka noogu marti ah Yaxye Muuse Cali oo aan su’aalo badan ku weydiin doono. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle Su’aasha todobaadka: AABAHAA AABIHIISA WALAALKIISA MUXUU KUU YAHAY? Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah w...
2020-07-14
17 min
Wardoon Podcast
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn. Ninka ayaa fara xumeyay gabar yar oo da'deedu lagu sheegay 8 sano jir. Ninka oo kasoo muuqday muuqaal lagu duubay ayaa afkiisa ka qirtay. Nooma aysan suuragalin inaan wax war ah ka helno dhinaca dhibanayaasha. Arintaas ayaan falcelin ka sameyn doonaa waxaana qeybaha danbe ee barnaamija fariin ugu gudbin doonaa waalidiinta caruurta heysta.
2020-07-04
23 min
Talk2Me - Ila hadal
Dr. Najma: Waxaan usoo joogay xiligii Coronavirus, #Season1, Episode 2
Available listening platforms ---- Podcast --- Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal ...
2020-06-25
15 min
Wardoon Podcast
TRAILER WARDOON PODCAST 2020
WARDOON PODCAST will be an open platform to discuss social and political issues. WE will stream usually onice a week with faboluse issuees. Don't miss WARDOON PODCAST. Producers: Mohamed Ayaanle, AbdiFatah Nuh & Samir Khadar Welcome to Wardoon --- Send in a voice message: https://anchor.fm/wardoon-podcast/message
2020-06-17
00 min
Talk2Me - Ila hadal
Faa'idooyinka Gym-ka #Season1, Episode 1
Barnaamijka Sahanka Barnaamijka Sahanka oo noqon doono mid todobaadla ah ayaan ku falanqeyn doonaa hadba wixii aan u aragno in uu bulshada kusoo kordhin karo. Todobaadkaan waxan ku eegi doonaa dhalinyarada iyo waqtiyadda ay ku qaataan jimicsiga ama jir dhiska. Barnaamijka maanta waxaa si wada jir ah idin kugu soo gudbin doono anigoo ah Mohamed Ibrahim Ayaanle iyo Samiir Khadar oo dhanka teleefoonka aan ku falanqeyn doono. Barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka. Nala wadaag barnaamijkaan: E-mail: Ayaanle19@gmail.com
2019-10-24
15 min
Talk2Me - Ila hadal
Trailer: Ilahadal podcast #Season1
Sahanka Taariikhda Soomaalida Waa barnaamij aan ugu talagalnay inaan ku wareysano soomaalida qurba joogta ah waxa uu noqon doonaa barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka. Nala wadaag barnaamijkaan: E-mail: Ayaanle19@gmail.com Facebook: Mohamedayaanle1 Twitter: MohamedAyaanle SnapChat: Ayaanle19 Tiktok: MohamedAyaanle --- This episode is sponsored by · Anchor: The easiest way to make a podcast. https://anchor.fm/app --- Send in a voice message: h...
2019-10-15
02 min