podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
Mowliid Haji
Shows
Bogga Mowliid Haji
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya Doodda
Dood: Maxay yihiin waxyaabaha ugu horreeya ee horyaal xukuumada cusub ee Soomaaliya Doodda waxaa ka qayb galaya wasiir Aadan Aw Xirsi, Dr Hodan Ciise & Wasiir hore Maxamed Mukhtaar
2022-08-10
1h 46
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE CIYAARAHA
2022-06-25
17 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA
Wacdaraha Axadda kala haysta Horseed & MCC oo isku haleelaya koobka Super Cup-ka ee Soomaaliya Benzema ma ku guulaysan doonaa ballon d'or sanadka 2022 Ronaldo oo sii joogi doona Old Trafford
2022-06-04
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA:
Faaqidaadda Ciyaaraha: Maalinta kala baxa ee gabagabada horyaalka Ingiriiska (Ma Man City ayaa guulaysan mise Liverpool ayaa koobka leh) Taageerayaasha Tottenham oo war farxad leh uu soo yeeray Diyaargarowga & abaabulka tartanka horyaalka Soomaaliya Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda
2022-05-21
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIIYAARAHA:
Waxyaabaha aan ku soo qaadanayno waxaa ka mid ah geeridii tababarihii kooxdii Madbacadda Qaranka ee Soomaaliya, taariikhdadiisii oo ay ka hadlayaan Mukhtaar Cuti, Sakariye Baliile & Abuukar Islow oo ka mid ahaa xiddihii kubada cagta ee Soomaaliya. Saameynta dagaalka Ukraine iyo ciyaaraha Yurub & warar kale oo xiiso leh
2022-02-26
13 min
Bogga Mowliid Haji
CORONAVIRUS DISEASE: Omicron- What Do We Know About The New Covid Variant?
If Omicron turns out to become the dominant variant but causes less severe disease, could that be good news? We are discussing this with health professionals.
2021-12-09
1h 31
Bogga Mowliid Haji
TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women
TWITTER SPACES DEBATE: GENDER ROLES Confident Men Do Not Harm Women
2021-12-09
2h 55
Bogga Mowliid Haji
NOOCA DAWLADNIMO EE SOOMAALIYA U BAAHAN TAHAY
Dood Cilmiyeed ku saabsan waa Noocee nidaamka dawladnimo ee Soomaaliya u baahan tahay?
2021-10-17
1h 30
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA
Talyaaniga oo xalay ku durduriyey Turkiga & wararkii ugu dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
2021-06-12
15 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 05.06.2021
Qodobada Barnaamijka aan idinkugu hayno waxaa ka mid ah Horyaalka kubada cagta Soomaaliya oo meel xasaasi ah marayan, iyadoo kooxo tun weynaa taako loo dhigay, qaarna afka ciida loo taabsiiyey Wadahadaladii Tottenham iyo tababare Conte u dhaxeeyey oo tilaabo horey u qaadi waayey Portugal iyo Spain oo taladoodu tahay marti galinta ciyaaraha aduunka 2030. Jarmalka iyo taatabanda ciyaaraha Euro 2020 Xidiga Premier League-ga ee sanadkan oo la tilmaamay Tusmooyinka suuqa kala iibsiga ciyaaraha iyo qodobo kale ayey tabin doonaa ee ku soo durka mar kale iyo faaqidaada ciyaaraa
2021-06-05
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 29.05.2021
Qodobada ku jira waxaa ka mid ah Wacdaraha caawa kala haysta Man City & Chelsea oo ku hardamaya koobka Champions League-ga Ciyaar kooxdii badisa ay helayso 240 milyan oo doolar oo maanta ka dhacaysa London Muqdisho oo marti galinaysa horyaalka Teniska Soomaaliya Mustaqbalka Messi & Barcelona Nidaamka Away goal-ka Champions League-ga oo lagu wado in la baabi'iyo Koox uu leeyahay David Beckham oo 2 milyan oo doolar lagu ganaaxay Ryan Giggs oo loo haysto garaacis iyo gaboodfal haween
2021-05-29
15 min
Bogga Mowliid Haji
Maxaad ka ogtahay horyaalka cusub ee Europa Conference League?
Sharaxaad ku saabsan horyaalka cusub ee Europa Conference League?
2021-05-24
04 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 22.05.2021
Qodobada aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah: Horyaalada Spain [La Liga] iyo Faransiiska [ligue 1] oo galabta lagu kala baxayo, iyadoo saddex kooxood ay ku guulaysan mid kasta labada horyaal. Tababaraha Barcelona oo qaylo dhaan afka furtay, Maxaase ka keenay qaylada? FIFA oo ka fakareysa in koobka adduunka halkii 4 sano la qaban jiray laba dhigo 2 sano. Muqdisho oo uu dib uga bilowday tartanka horyaalka Soomaaliya. Maxaa ku cusub? Xaggeese la isla marayaa? Horyaalka Jarmalka iyo warar kale oo xiiso leh.
2021-05-22
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 22.05.2021
Qodobada aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah: Horyaalada Spain [La Liga] iyo Faransiiska [ligue 1] oo galabta lagu kala baxayo, iyadoo saddex kooxood ay ku guulaysan mid kasta labada horyaal. Tababaraha Barcelona oo qaylo dhaan afka furtay, Maxaase ka keenay qaylada? FIFA oo ka fakareysa in koobka adduunka halkii 4 sano la qaban jiray laba dhigo 2 sano. Muqdisho oo uu dib uga bilowday tartanka horyaalka Soomaaliya. Maxaa ku cusub? Xaggeese la isla marayaa? Horyaalka Jarmalka iyo warar kale oo xiiso leh.
2021-05-22
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.05.2021
Final-ka FA Cup-ka, Zidane ma laga yaabaa in la eryo haddii horyaalka La Liga laga qaado? Yaa Man City yaa horyaalka sanadka dambe ku ciriirin doona? Horyaalka Premier League-ga yaa qaadi doona laacibka sanadka? Horyaalka Jarmalka, Ronaldo ma sii joogi doona Juventus haddii ay u dhacdo ka qayb galka Europe League? iyo warar kale.
2021-05-15
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDADDA CIYAARAHA 08.05.2021
Faaqidaadda Ciyaaraha ee Sabtida, qodobada aan idinkugu hayno waxaa ka mid ahaa Manchester City oo galabta loo caleemi saari karo horyaalka Ingiriiska waase haddii Chelsea ay ka badiso. Thomas Tuchel ninka ay sida weyn u loolalamaan ee Pep Guardiola ma ka qasi doonaa dabaaldegga? Taageerayaasha Igiriiska ma ka qayb gali doonaan ciyaarta kama dambeysta koobka Champions League-ga ee lagu qabanayo Turkiga? Kooxda lakadka ku noqotay PSG ee sanadkan loo saadaalinayo horyaalka Faransiiska. Hoggaaminta horyaalka Spain oo galabta wacdaro uu ka taagan waa guul ama geeri Barcelona iyo Atletico Madrid oo goroda iskula jira. Real Madrid, Barcelona & Juventus oo xabadka u...
2021-05-08
13 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 24.04.2021
Horyaalada Yurub oo cagta cagta la isku hayo, Kooxehee laga yaabaa in ay sanadkan seegaan horyaalka? Taageerayaasha Arsenal oo ku bannaanbaxay mulkiilaha kooxda, Maxaa kala haysta West Ham iyo Chelsea.
2021-04-24
11 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA - 17.04.2021
Maxaa caawa kala haysta Chelsea & Man City. Thomas Tuchel ma awoodii doonaa in markii ugu horreysay uu ka badiyo Pep Guardiola? Mid ka mid ah ciyaartoyda Roma oo qori qaaradiis dhac loogu geystay. Tottenham oo ka walaacsan dhaawac soo gaaray Harry Kane. Tababaraha Barcelona Ronald Koeman oo biyo qabow ku shubay dabka lagu shidayo mustaqbalkiisa hogaaminta kooxda Barcelona iyo warar kale
2021-04-17
12 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CIYAARAHA 10.04.2021
Qodobadda aan ku soo qaadan doono waxaa ka mid ah Kulanka adag ee El Clasico ee Real Madrid vs Barcelona Mucaashiqiinta kubadda cagta ee magaalada Hargeysa oo kulankan si xiiso leh isha uga haya Koobkii kubadda koleyga ee Jeneral Daa'uud oo lagu kala baxay Siddeed ka mid ah 12-ka magaalo ee tartanka Euro 2020 martigalinaysa oo diyaar ah Horyaalada Spain, Talyaaiga, iyo Faransiiska
2021-04-10
17 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 27.03.2021
Xaggee la isla marayaa Horyaalka Somaliland? Is-reebreebka Koobka Adduunka iyo koobka Qaramada Aftika iyo qodobo kale oo xiiso lej
2021-03-27
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 20.03.2021
QODOBADA KU JIRA WAXAA KA MID AH Tartanka Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya oo wareegii koowaad la soo gabagabeeyey Koobka Jeneral Daa'uud ee Muqdisho Inter oo saameyn uu ku yeeshay fayraska Corona La Liga-ha Spain oo la isku dheggan yahay Yaa loo saadaalinaya sanadkan koobka Champions League-ga? Horyaalka Jarmalka oo kooxihii waa weynaa qaarkood dhoobada walaaqanayaan.
2021-03-20
11 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Jose Mourinho oo Arsenal ku jees jeesay, Ronaldo ma ku laaban doonaa Real iyo warar kale
2021-03-13
11 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CIYAARAHA 15.02.2021
FAAQIDAADDA CAYAARAHA: Goor dhow la soco barnaamij xiiso leh oo aan idinkugu hayno. -Wacdarihii Arsenal ay xalay ku dhigtay Leeds. -Inter Milan oo qabatay hoggaaminta horyaalka Talyaaniga _Real Madrid oo kaabiga ku haysa Atletico Madrid. -Tababaraha Man United oo sheegaya inaanu ka rajo dhigin horyaalka iyo warar kale oo xiiso leh
2021-02-15
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CIYAARAHA 18.01.2021
Qodobadda aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah Inter oo xalay Juventus wacdaro ku dhigtay, Manchester United oo xagsatay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska, Man City oo kaabiga ku haysa kaalinta koowaad ee Premier League-ga, Athletic Bilbao oo dharbaaxo ku dhufatay Barcelona kana qaaday koobka Spanish Super Cup. Man, Ozil oo xalay diyaarad khaas ahi ka qaaday London iyo warar kale.
2021-01-18
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA 11.01.2021
Arsenal, Man United, Chelsea, Man City, Liverpool, Tottenham iyo in ka badan 20 kale oo kooxood oo iska xaadiriyey wareega 4-aad & 5-aad ee koobka FA-ga. Ronaldo oo rikoor cusub dhigay. Roma oo Inter ka horistaagtay in ay qabato hoggaaminta horyaalka Talyaaniga, Maxay tahay saameynta ka bixitaanka UK ay ka baxday Midowga Yurub ay ku yeelanayso ciyaartoyda iyo tababarayaasha aan u dhalan dalkaas.
2021-01-11
13 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Manchester City oo feeraha ka tuntey Chelsea. Franka Lampard oo cadaadis iyo culeys saaran yahay. AC Milan oo wacdaro ka dhigaysa horyaalka Talyaaniga isla markaana ah kooxda kaliya ee shanta horyaal ee Yurub ugu sarreysa ee ilaa iyo hadda aan laga badin. Atletico Madrid oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Spain iyo warar kale.
2021-01-04
16 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Leicester City oo niyad jab ku riday Jose Mourinho, Man United oo xasuuqday Leeds, AC Milan oo wacdaro dhigaysa, Real Madrid oo soo laba kaclaysay, PSG oo bohol lagu riday, Cayaaraha Gobolada Soomaaliya iyo qodobo kale
2020-12-21
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA 14.12.2020
Burnley oo dhiiqada hoos ugu riixday Arsenal. Chelsea oo la karbaashay, Tottenham oo taako loo dhigay. Liverpool oo lugta lagu dhegay. AC Milan oo siriq ay Parma u dhigtay ka baxsatay. Real Sociedad oo la wareegtay hoggaanka horyaalka Spain ee La Liga-ha iyo warar kale.
2020-12-14
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA 07.12.2020
Tottenham oo la wareegtay hoggaaminta horyaalka Ingiriiska ka dib dharbaaxadii Arsenal, Arteta muxuu ka yiri indho xumada haysata kooxdiisa? Isbeddel ku yimid hoggaanka horyaalka Spain, AC Milan oo wacdaro ka dhigeysa Serie A-ga Talyaaniga iyo qodobo kale oo xiiso leh.
2020-12-07
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA 23.11.2020
FAAQIDAADDA CAYAARAHA: Liverpool oo cashar u dhigtay Leicester City, Arsenal oo xalay ka baxsatay siriq Leeds u dhigtay, Real Sociedad oo ka baashaalaysa horyaalka Spain ee La Liga, AC Milan oo xagsatay hoggaanka horyaalka Talyaaniga, Shangaani & Cabdicasiis oo iska xaadiriyey tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir iyo warar kale oo xiiso leh
2020-11-23
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA
Ingiriiska oo xalay lagu tuntay, Maroodi Jeex oo daadku qaaday, Liverpool oo dhaawacyo la daala dhacaysa, Sadio Mane oo Senegal u soo saaray koobka Qaramada Afrika iyo warar kale oo xiiso leh.
2020-11-16
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA 09.11.2020
Aston Villa oo Arsenal aastay, dhiiqana dhex dhigtey. Real Madrid oo la xasuuqay, AC Milan & Juventus oo barbardhac galay iyo warar kale oo xiiso leh
2020-11-09
19 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA 02.11.2020
Arsenal oo Man United feeraha ka tuntay. Ronaldo oo Korono ka soo kabtay Juventus-na ka caawiyey guul, Ibrahimovic oo wacdaraha AC Milan kaalin weyn ku leh, tartanka cayaaraha Somaliland, Jibuuti & Muqdisho oo lagu qabtay tartamo orod iyo warar kale oo xiiso leh
2020-11-02
22 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA
Arsenal oo wacdaro xun lagu dhigay. Everton oo laga jabiyey guulihii ay ku socotay iyo warar kale oo xiiso leh
2020-10-26
14 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADDA CAYAARAHA
WARARKII UGU DAMBEEYEY CAYAARAHA
2020-10-10
43 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDAADA CAYAARAHA
Wararkii ugu dambeeyey ee cayaaraha, gaar ahaan gacan ka hadalkii xalay ka dhacay Paris ee PSG iyo Marseille
2020-09-14
17 min
Bogga Mowliid Haji
WARBIXIN BILOWGA PREMIER LEAGUE-GA FULHAM VS ARSENAL
Warbixin ku saabsan bilowga horyaalka sare ee Ingiriiska
2020-09-12
03 min
Bogga Mowliid Haji
DOOD BILAABASHADA PREMIER LEAGUE-GA
Dood gaaban oo ay ka qayb galayaan Cabdi Geesi, Xayaad Aragsan & Jaamac Same oo ah taageerayaal Chelsea, Arsenal & Man United.
2020-09-12
09 min
Bogga Mowliid Haji
FAAQIDADDA CAYAARAHA 31.08.2020
WARARKII CAYAARAHA U DAMBEEYEY
2020-08-31
11 min
Bogga Mowliid Haji
WARARKA CAYAARAHA
SPORTS TALK SHOW
2020-08-31
02 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII AFAR & TOBNAAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
10 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII SADDEX IYO TOBNAAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
10 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII LABA & TOBNAAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
20 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII KOW & TOBNAAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
18 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 10-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
14 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 9-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
17 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 8-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
11 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 7-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
16 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 6-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
14 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 5-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
13 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 4-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
12 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 2-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
15 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 3-AAD
QISO JACEYL OO XIISO LEH
2020-08-31
09 min
Bogga Mowliid Haji
SHEEKADII QALBI- QEYBTII 1-AAD
SHEEKO XIISO LEH OO JACEYL
2020-08-30
10 min
Bogga Mowliid Haji
Iftin
Waayo waayo & Iftin
2020-08-28
06 min
Bogga Mowliid Haji
Fariinta soo dhaweynta
Ku soo dhowow Podcast
2020-08-28
01 min