podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
Amaal Haybe
Shows
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Daryeel cafimaadkaaga maskaxeed malin kaste adoo samaynaya caadooyin fudud oo qaar qaadanayaan 1 -4 daqiiqo malinkii. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2025-04-08
15 min
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha maraysid, awoodahaaga iyo xirfadahaagaba. Dhagaysi wacan :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2025-03-01
27 min
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2024-10-08
24 min
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2024-07-30
18 min
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2024-07-23
25 min
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad
Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. Dhagaysi Wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
2024-07-16
21 min