podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
Baraarug Books
Shows
GORAY PODCAST
Goray Podcast | Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska | Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) 1/2
GORAY PODCAST | Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska | Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) Producer: IBrahim CM Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
2024-02-04
1h 30
Somali-happyFamily Podcast
Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah.
Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato, waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn! Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo, waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp. Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid. +4366565783558.
2023-08-12
08 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
BAADHISTA IYO AQOON DHALINTA: Daraasadaha Soomaalida Sumad Ahaan | AYAANLE HOORRI
Ayaanle Hoorri waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daaw
2019-12-31
1h 10
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
XULASHADA BUUGTA BARAARUG IYO ARRIMO KALE | CABDILLAAHI RAAGE IYO SUHAYB CABDIRAXMAAN
Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
2019-12-31
47 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
TAARIIKHDA CILMI BAADHISTA SOOMAALIDA | CABDIRASHIID JEENI
Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo
2019-12-31
57 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
DAWRKA TACLIINTA SARE AY KU LEEDAHAY AQOON-SOO-SAARISTA | DR. MAXAMAD JAAMAC MADAR
Dr. Maxamad Jaamac Madar waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=TVgXeAOqFk0&list=PLAo8C7v1VHrWFECwj9sgQ_j62Dl3IvEz5&index=4&t=2s
2019-12-30
41 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
AKHRISKA, BAADHISTA IYO AQOONDHISKA: Tusaalayn iyo Tibaaxbixin | CABDICASIIS GUUDCADDE
Cabdicasiis Guudcadde waxa uu kulankan kaga hadlayaa mudnaata ay akhriska iyo baadhistu u leeyihiin aqoondhiska qof iyo bulsho. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawasho: https://www.youtube.com/watch?v=AACzITFR5hM&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=2&t=1s
2019-12-30
52 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
ISKU-SOCODKA AFKAARTA IYO ILBAXNIMOOYINKA: Akhris Guud | MAXAMAD XIRSI
Maxamad Xirsi kulankan waxa uu akhris guud ku dulmarayaa Isku-Socodka Afkraata iyo Ilbaxnimooyinka, oo uu hordhac fahnkeenna mawduuca ku aadan u samaynayaa. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=vQ3mXVrgOas&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=4&t=3s
2019-12-30
1h 01
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
TAARIIKHDA FOG EE SOOMAALIDA: Sideen u Akhrinaa Aragtiyaha Kala Duwan | MAXAMUUD MAXAMAD XASAN
Maxamuud Maxamad Xasan kulankan waxa uu kaga hadlayaa aragtiyaha kala duwan ee taariikhda fog ee Soomaalida laga kala qabo, waxa uu niqaashayaa farsamooyinka, dariiqyada iyo aaladaha loo adeegsado darsidda taariikhda duugga ah. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan Ka Daawo: https://www.youtube.com/watch?v=jf5Q4W8dmW4&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&ind...
2019-12-30
1h 09
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
BAAHIDA TURJUMIDDA IYO QORAALKA AF-SOOMAALIGA: Falanqayn | LIIBAAN M. CIISE & XAMDA CIGAAL
Xamda Cigaal waxa ay qaynta hore ee muxaadaradan ku falanqaynaysaa arimaha la xidhiidha qoraalka afka Soomaaliga ee hadda taagan iyo doodeheega kala duwan, Liibaan M. Ciisena waxa uu si ballaadhan ugaga hadlayaa qaybta danbe ee muxaadarada baahida turjumidda iyo hawsha turjumidda, dugsiyada kala duwan ee aragatiyaha turjumidda ku sahabsan. Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com...
2019-12-30
59 min
Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada
DAWLADNIMADA CASRIGA AH IYO HAB-NOLOLEEDKA BEELEED: Iswaafajin Suurtagal Ma Tahay? - MUKHTAR MAYDHANE
Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa? Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018. Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s
2019-12-30
57 min