Look for any podcast host, guest or anyone
Showing episodes and shows of

Fankeenna

Shows

Shaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanXuseen BoonWaxaan duubnay podcast-ka #ShaahIyoShaxan oo uu marti ku yahay filim sameeyaha Xuseen boon, kadib daawashada filimkiisa Tagsiile “The New Driver” oo ka dhacay #Fankeenna. Wada sheekaysiga waxaa qaaday Mustafe Axmed, wuxuuna Xuseen kaga warramayaa safarkiisa hal-abuurka iyo falcelintii daawadayaasha.Hadda Dhageyso wareysiga xiisaha leh ee la duubay kadib daawashada filimka.2025-07-1036 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanMaxamed BuuxHadda waxaad dhagaysan kartaa waraysigii ugu dambeeyay ee #ShaahIyoShaxan, oo ah kal-kiisi koowaad ee qaybtii labaad ee taxnaha. Waxaa marti inoogu ahaa Maxamed Buux, oo Mustafe Axmed ka waraystay turjumidda buugta iyo buugga Gadhoodh Macaan, oo uu qoray Nuuraddiin Faarax islamarkaana uu turjumay Maxamed Buux.#ShaahIyoShaxan #Fankeenna #Writing #Translating 2025-02-0446 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanNajaax HaaruunTodobaadkan barnaamijkeena Shaah iyo Shaxan waxaa inoogu marti ah Najax Haaruun oo ka sheekeesay waxqabadkeeda iyo kaalinta uu farshaxanku u qaabilsanyahay bulshada iyo hormarkeeda. Waxaana waraystay Mustafe Axmed.2024-09-0641 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanKhadar CaydaruusWaa Kalkii 11aad ee Shaah iyo Shaxan martida ku ahaa Khadar Caydaruus, oo la duubay kadib markii filinkiisa "Xaaska xabaal-qodka (The gravediggers wife)" aan ku daawanay goobta @Fankeenna, waxaa waraysiga daadahinayay Mustafe Siciid. Fiiro gaar ah: Cillad farsamo awgeed ku timid duubitaankii podcast-ka iyo qaybta su'aalaha ka soo qaybgalayaasha oo si fiican loo duubin, baa keentay in qaybtaas mar labaad si gaar ah loo duubo.2024-08-1741 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanMuna Axmed Waxaa marti ku ah todobaadkan Muna Axmed oo Mustafa Axmed ka waraystay Qoraalka iyo kaydinta dhaqanka .2024-07-2958 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanAxmed FaayisTodobaadkan waxaa marti ku ah Shaah iyo Shaxan Axmed Faayis oo kala sheekeestay Maxamed Badri sawirqaadista iyo muuqaal-samaynta oo u kala shaqeeyay goobu warbaahineed iyo Haay’adu caalimi oo kala duwan.2024-07-131h 11Shaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanMaxamuud XasanTodobaadkan iyo #ShaahIyoShaxan podcast, waxaa marti ku ahaa Maxamuud Xasan, oo ah Sharci yaqaan iyo weriye caan ah oo leh waayo-aragnimo ballaadhan dhanka saxaafadda isagoo la soo shaqeeyay wakaaladaha warbaahinta Carabta. Maxamuud, oo sameeyay qaamuuskii ugu horreeyay ee Carabi-Soomaali 2013-kii, sidoo kale waa qoraa iyo abwaan sameeyay gabayo carabi ah. Waxaa kala hadlay mashaariicdiisii hore iyo wax-soo-saarkiisa aqooneed ee soo socda isagoo kala sheekeestay Mustafe Axmed. 2024-06-2848 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanFankeenna This audio break for SAVVYZAAR radio by Fankeenna is a lively meet-up of artists and thinkers from the collective, sharing their music, sounds, and poems. It celebrates old traditions and new ideas, mixing traditional rhythms with modern music to make a unique sound that touches the heart. In this audio intermission the collective talks about their activities and their plans and hopes.2024-02-161h 04Shaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanFarshaxanka (Cabdinaasir, Shayma iyo Ayaan)Cabdinaasir cabdiqaadir, Shayma cabdiraxmaan, Ayaan siciid ayaa Marti ku ahaa Shaah iyo Shaxan oo ka wada sheekeestay Farshaxanka geeska afrika iyo sida shaxanku noloshooda u saameeyay iyo arrimo kale.2024-02-0156 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanAxmed Xasan "4by4"Toddobaadkan waxa marti ku ah Shaah iyo Shaxan Axmed Xasan “4by4” @4by4arts oo ah Farshaxaniiste ku xeel dheer sawirgacmeedka oo dad badani magaciisa yaqaanaan. Waxaa la sheekestay Ibraahin Iimaan @iimaan_ka . #ShaahIyoShaxan #Podcast #VisualArts #Farshaxan #4by42024-01-1853 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanHuda Cali BANFASTodobaadkan waxaa marti ku ahayd (Shaah iyo Shaxan) Nuural Huda Cali BANFAS @huda_ali_banfas waxaana sawirqaadista iyo shaxankeeda kala duwan ka waraystay Xamse Sulub @hamzasulub . #ShaahIyoShaxan #Fankeenna.2024-01-0455 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanCabdirisaaq BidixoAbwaan: Cabdirisaaq-Bidixo Xasan Daahir oo heeso iyo maansooyin kala duwan tiriyay, hal-abuurkiisa waxa kala sheekaystay Dr Caqiila Cabdikariin.2023-12-221h 24Shaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanAadan Nuux (DJ Adam) Aadan Nuux (Adam on the Beat) waa Somali music producer, heeso badan oo caan ah oo la xiiseeyo ayuu u sameeyay kana duubay fannaaniin badan. Waxaana heeso samaynta iyo isku dubaridkeedka kala sheekeestay Mustafe Siciid iyo dadweynaha Fankeenna ku sugnaa.2023-12-0157 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanMustafe SiciidShaah iyo Shaxan waxaa todobaadkan marti ku ahaa Mustafe Siciid oo kala sheekeestay Maxamed Badri sawirqaadista/sawirsamaynta. 2023-11-1645 minShaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanIsmaaciil UbaxIsmaaciil Ubax in badan baa lagu bartay inuu waraysiyo xiiso leh qaado, maanta se isaga ayaa la waraysan doonaa. Nagala soo qaybgala wada sheekaysiga Ismaaciil Ubax iyo Mustafe Axmed.2023-11-031h 13Shaah iyo ShaxanShaah iyo ShaxanWaa maxay SHAAH IYO SHAXANShaah iyo Shaxan waa taxane la qabto labadii todobaad mar, Oo bahda Fankeenna ku martiqaadayaan qof shaxankiisa ka waramaya si loo barto oo loogana barto aqoontiisa/aqoonteeda, waa SHAAH IYO SHAXAN2023-11-0300 minCodka UbaxCodka UbaxSE07EP01 Bandhigga HangoolkaSend us a text”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! Support the show2023-02-2426 min